How can you start an online business? (sidee ku bilaabi kartaa ganacsi Online Ah )


Hordhac

uga horeyn waxaa lagaga baahan yahay inaa la timaado fikir ganacsi , markaa fikir la timaadid fikirkaas ayaa laba usii kale baxaya ama inaa maalgashato oo maalgasho kaaga baahnaado siu u kugu socdo fikirkaas ganacsi tan kale wxaa weeye ineysan kaaga baahneyn wax maalgashi oo kaliya adiga lagaaga baahan yahay inaa la timaadid dadaal , dadalkaas waxaa la rabaa inaa ka miro dhaliso si aysan fikirkaas haba yaraate ku shaqeynin

Sidee fikir ganacsi u Helaa

Hadaba dadka bini’adamka isku fikir ma ahan oo maskaxdooda isku siu ma fakarto dadka Qaar IQ aad u sareeya leh iyo Qaar u Baahan in la siiyo fikir ganacsi oo usocdo siu u uga helo il-dhaqaale baahiyo badan oo nolashiisa soo wajii laheyd ay ka haqabtirto .

Hadaba waxa jira kumanaan fikir gacansi oo il dhaqaalo ka heli karto waliba si Online anagoo Og ina hada wakhtigaan la joogo oo aad usocdo ganacsiga online waiba adoo xaafada jooga shaqeysan kartid iyo adoo hurdaba hadaba sidee ku heli karaa fikir ganacsi?

Haddaan inta uga caansan ganacsiyada online ah oo ka shaqeysan kartid adoo gurigaaga jira oo jiifa waxaa ka mida Ah Ecommerce , drop shooting , efilite  marketing  , web design , blogging , digital marketing iyo kumanaan kale oo nocaas Ah .

Sidee ku aasaasa Ganacsi

Waxaa jira dhalinyaro badan oo soomaliyeeda oo ka shaqeysta online ayagoo gurigooda jooga , hadaba sidee ku aasaasa ganacsi;

Markaa heshid fikir ganacsi oo bilowdid waxaa laga rabaa kow intaadan aad bilabin ganacsiga inaa reseach sameysid reseach oo ku saabsan ganacsiga aad biloweysid adoo ka ogaanaya macmluumad badan aadna usii baratid si aadan hadhow caqabada kaga hor timaado adaa uga wareerin oo aadan ka murugoon .dhalinyada soomaaliyeeda 60% waxey iskugu jraan kuwa ka niyad jabo waxey bilaabin ama ganacsi ha ahaato what over .

Haka Quusin Ganacsigaga

Marka ku leeyahay haka quusin ganacsigaga waxaa jira research badan aan sameeyey waxaa ku gaadey in dhalinyada soomaliyeed niyad jabka aad uga badan yahay taassa waxaa sabab U ah waxey sameenayaan waxeysan aqooon u laheyn  marka ku leeyahy waxey aqoon u laheyn bey bilaabayaan waxaaa ka wadaaa qofka kow marka maqlo qof baa online wuxuu ka samaeyey lacag dura wuxuu qaadaya Go’aan degdega asagoo wax ka fiirsan ama waxba raadin , marka uhoreysa intaadan bilaabin kow wixii wax ka baro ooo cilmi usiii yeelo sababtoo ah waxa jira caqabo ka hor imaan kara intaa ku jirtid ganacsiga online ah

Sidee igu Socon karaa Ganacsigeyga Online-ka

Waxaaa jira sababo badan oo ganacsigaaaga kugu socon karo oo kaaga istaageyn sababaaas waxaa ka mid Ah sidaan;

1: inaadan ka  niyad jabin

2: inaad Aqoon u leeyahay waxaaa wadid

3: inaad cilmi baaris badan sameyso inta aadan sameysan ganacsi

4: inaad wakhti badan galiso ganacsigaga

5: inaad hesho qof ka caawiya marka caqabad ka hortimaado marka cilad ka hortimaado

Hadaba intaas marka isku hesho waxaa awood u leedahay inaan waxwalba ka sameyso online adigoo  lacag badan ka samen kara oo nolol maalmeedkaaga ka haqabtirta

Sidee wakhti U galiyaa Ganacsigeyga Online-ka

waxaa jira siyaabo badan ganacsigaaga Wakhti u galin kartid waxaaa ka mid ah kow inaa wixii niyad u heyso oo haddi aadan niyad u heyn ganacsigaga waxba ma wadi kartid oo waxba ku socon maayaan waxaa laga baahan yahay kow wixii niyad u heysid oo dhab ka tahay siu u wax walba kugu socdaan markaas waxaaa lagaga baahan yahay inaa wakhti galiso ganacsigii hadaan hal fikir oo ganacsi ku siiya waxaa jira wax la yiraahdo blogger hada muxuu yahay blogger ?



Waa maxay blogger

Blogger waa website bilaasho ah oo laga soo daabaco qoraaalo ama Article kaas oo lagaga akhristo qoraalada marka qof marku cilmi baaris sameenaya qofka , waxaadna ka haleysaa vews  views-kaan oo aad lacag ka sameyneyso kuna dhiirigalinya ganacsigaas sababto ah  marka ganansi bilowdo oo aad lacag ka hesho waxaa u haleysaa niyad niyadaas oo ku suurto galineysa inaad sii wado ganacsigaga

Blogger aqoon badan kaagama baahno waa adigoo xooga cilmi baaris ka sameeya oo raadiya Meesha u uku socdo si aad u fahanto macnaha blogger marka fahanto waxaa kusuurto galeyso inaa article fiican soo galiso ama maqaalo fiican soo galiso markaas oo aad ku xirineyso wax la yiraahdo Google adsense oo ku suurto galinaya inaad qofka halmar sooo click gareeya blogger-kaaga aad lacag ka sameyso taas oo niyad ku siineysa waxaan bilowdey.

Sidee lacag uga sameeya Blogger

Waxaaa jira wax shirkad la yiraahdo google adsense oo ku ogolaaneyso inaad lacag ka sameyso qofka soo eego blogger-kaaga adoo calaa views laguu xisaaabinayo qof walba Meesha u jooga ama dalka u jooga hadaba hadaan tusaale ka siiyo mara qofka u kusoo booqso dalka united state (mareykanka) waxaaa luguu xisabinaya 1 ilaa 0.5 inta u dhaxeyso taaas waxaa sababaya dalalka horamarey oo sareeyo GPA u xisaabiyo Google adsense .

Marka qof kasoo booqdo dalalka dhaqalahooda hoseeyo sida dalalka Africa oo kale iyo kuwa la midka Ah waxaaa laguu xisaabinaya 0.10 ilaa 0.20 inta u dhaxeysa taasa oo sababaya dalka joogtid oo GPA hoseeyo. Hadaba marka blogger-kaaga sameyso waxaa jira shurdooo ka rabo Google AdSense;

Waa maxay Google Adsense?

Google adsense waa shirkad hoos tagta shirkada Google , oo u qaabilsan dhanka xayeeasiinta waxey lacag ka sameeysa xayeesiin oo markii aaad adsense ku xirato blogger-kaaga , waxaa bloggerkaaga lagu furaya xayeesiin taaas oo aaad lacag kugu siineyso Google adsense .

Xagee ka keenta google adsense lacagta ay ku siineyso google Adsense?

Waxaaa jira shirkada waa weyb oo google adsense xayeesiin u sameyso taas oo lacag ka qaado , markaa ka dib google adsense marka shirkadaha u xayeesineyso lacag ka qaaado kadib bey markey adiga kusoo aqbasho oo xayeesnta ku furto kadib bey lacagta ay shikadaha wax loo xayeesinayo ay ka qaadey bey qeyb kaa siinysa oo markaas dhaqaale ka sameyneysa adiga.

Sidee uga xiran Google Adsense  

Waxaa jira shuruudo kugu xirayo Google adsense si aad lacag kugu siiyo shuradaas waxaa ka mida Ah sidatan;

1: inaa ka weyn tahay 18 years

2: inuu bogger leeyahay Domain iyo Host

3: inuu blogger usoo laheyn wax coppy right Ah

4: inuu blogger leeyahay 4 bage oo kale Ah  Home, About , privacy policy , terminates condition

5: in uga yaraan 15 Article ama Qoraal Ah ku jiraan blogger-kaaga

6: inaadan blogger-kaaga kusoo gudbin waxyaabaha qaawan iyo hackerska iyo wixii la mida

7: in article aad gudbineyso ay badan yihiin tusaale ahaan ka kooban yihiin 1000 erey iyo wixii ka badan

 

Markaa shuruuhadaas kasoo gudubto oo si sax u buxiso Google adsense wax ka yar labo isbuuuc ayuu kuguso aqpalayaa oo xayeesinta kuguso furaya .

Ka dib marka lagusoo aqpalo waxaa veryfay gareeneysa adsense adooo waraqad kugu direyso address aad ku xareysy google adsense ka dib waxaa ka bilaabaneysa xayeesunta oo aad lacag ka sameeneyso.

 

Sidee Google Adsense Lacag ula bixi karaa?

Waxaa  jiraa siyaaabo badan oo lacagta ula bixi karto Google adense waxaaana ka mid Ah inaad ku xirato bank karkaaga hadba ka isticmaasho sida master card IBS bank iyo wixii la mida markaa ka dib waxaa si toosa ula bixi kartaa lacagtaada ayadoo laga yaabo karkaaga iney lacagta kusoo wareegto 1-3 maalin .

 

GagaGabo

Waxa kusoo gabagabaneeya qoraalkeyga ah sidee online lacag uga sameyn kartaa inaadan marnaba ka quusin waxaa bilowdid

Sidoo kale isku dey intaad qof u saqeyn laheyd inaaa ganacsi aad adiga xor u tahay sameysto oo online ka shaqeysto waliba adoo horda aad lacag ka sameyn karto sidaa owgeeda anaga jasiira information ahaan waxaa kagula talin laheyd inaad bilowdo ganacsi online

Waa ku mahadsan tahayn hada qoraalkaa halkaaan kusoo gaartey anagoo midaa rajeeneyney  mahadsanid sidaaa wakhtigaga qeyb nooga siisey.


Dhamaad